Tan iyo intii ay jirtay dawlada Somali land waxa jirtay inmarba maka ka danbaysa uu sii hagagayay nidaamka garsoorka Somaliland.
Tan iyo intii ay jirtay dawlada Somali land waxa jirtay inmarba maka ka danbaysa uu sii hagagayay nidaamka garsoorka Somaliland,waxa aad uga qaybqaatay in uu hagaago nidaamka grsoorka Somaliland waxa sii caa wiyay jaamacadaha dalka gaar ahaan jaamacada camuud iyo jamaacada Hargaysa oo iyagu soo saaray dadbadan oo ka qaybqaatay in uu horumar badan sameeyo garsoorka Somaliland taasina waa takeentay in far iyo suul lagu soo qabto qofka garsoorka ah ama Garsoraha Ku xad gudba sharciga.
Hadaba waxa iswaydiin mudan arin ka jirta qaybta garsoorka gobolka Awdal anigu waxan garan waayay in ay udhacday arintaasi garasho la,aan iyo in ay udhacday u kas
Waxa jirta in loo magacaabay Guddoomiya Maxkamda Rafcaanka ee G/Awdal nin aan waayo arag nimo ulahayn garsoorka wuxu ku dhex jiraa ninkaa si arimaha garsoorka mu ddo labo sano ah ilaa hada ama sanad iyo badh intii uu garsooraha ahaa waxa loo dhiibay labo kiis labdii kiss mid waa la isku dilay intii uu gacanta ku hayay oo waa laga wareejiyay kiiskii labaad na isaga oo aan xukun ka soosaarin la magacaabay. arintaas oo aad uga yaabisay bahda garsoorka ee Somaliland waayo waxa lagu yaqaanay booskaa in uu buuxiyo qof waayo arag ah oo muddo kusoo dhejiray garsoorka ugu yaraana garsoorka ku soo dhex jiray muddo 10sanadood ahtobankaa sanadoodna waa in ay ahaadan kuwo xidhiidh ah waliba tobankii ugu danbeeyay.waxa dhacday markii lamagacaabay nikana cusub in maxkamada Gobolka Awdal ay ka dhacday xaalado aan kadhicin mudadaa 25 ka sanadood ah maxkamadaha Somaliland dhexdooda.
Hadaba is waydiintu waxa weeyi halkay martay guddidii cadaa ladu maxay wax uga qban la,adahay mise waaba la iska ilaaway oo waxa lagu mashquul san yhay arimahan doorashooyinka hadii aanay sidaasi jirin wax ha laga qabto arintaa in ta aanay dhibaatointaasi kabadani dhicin.
Qalinkii .C/qaadir Maxamed Warsame.