Labba Nin oo lagu Dilay Degmada Widh-widh.
Posted by abdi on May 21 2016 22:35:58

Degmada Widh-widh ee Gobolka Buhoodle ayaa waxa saaka ka dhacay labba Dil oo aano ah, Wararka aanu ka helayno  halkaasi ayaa sheegaya.


Extended News

Hargeysa(Hargeysa Online) Degmada Widh-widh ee Gobolka Buhoodle ayaa waxa saaka ka dhacay labba Dil oo aano ah, Wararka aanu ka helayno  halkaasi ayaa sheegaya in Nin uu dilay Nin kale isla Markiiba Ninkii waxa dilay ayaa isna la dilay waxana dilay Nin adeer u ah ninkii hore ee la dilay.


Goob jooge ku sugan Widh-widh ayaa noo xaqiijiyey in saaka lagu aasay degmadaasi labadaasi nin.

Ninka kale ee Nool ee wax dilay ayaa la sheegay in Ciidnaka Qaranka ee Degen Widh-widh ay gacanta ku hayaan.

Hargeysa Online