Askarigii ilaalada u ahaa Maayirka Berbera oo la toogtay.
Posted by xaaji on May 27 2016 05:47:32

Mid ka mid ah Askarta Ilaalada u ah Maayirka Berbera ayaa saaka lagu toogtay  Magaaladda, Waxaana uu u dhintay Rasaastii lala beegsaday.   


Extended News

mid ka mid ah Askarta Ilaalada u ah Maayirka Berbera ayaa saaka lagu toogtay  Magaaladda, Waxaana uu u dhintay Rasaastii lala beegsaday.

Dilka askariga ayaa waxa fuliyey nin Hubaysan kaasoo markii uu dilayba is geeyey saldhiga Booliiska halkaasi oo lagu xidhay.


Rasaasta Disay Askariga ayaa dhaawacday  Qofkale oo ka ag dhawaa Goobta Dilku ka dhacay