50 Qof oo Toogasho Lagu Dilay Kalaab La Weeraray Orlando, Florida ee dalka Mareykanka.
Posted by xaaji on June 12 2016 23:42:14

War dagdag ah oo mar dhow soo dhacay ayaa sheegaya in ilaa 50 qof lagu dilay toogasho meel kalaab lagu tunto ah oo la weeraray.


Extended News

 

War dagdag ah oo mar dhow soo dhacay ayaa sheegaya in ilaa 50 qof lagu dilay toogasho meel kalaab lagu tunto ah oo la weeraray. Meeshaas ayaa markii hore wararku sheegayeen in tiradu intaa ka yareyd waa tirada dhimashadee balse haatan ayaa lagu waramayaa in ay sare u kacaday oo ugu yaraan dadka halkaa lagu dilay ay gaarayaan 50 qof. Qof labo qori sitay ayaa la sheegay in uu rasaas ku furay dadkii halkaa ku tumaanaayay meeshaa oo wararka qaar ay tibaaxayaan in ay tahay meel dadka isku jinsiga ah ee isu galmooda ay ku tuntaan kuna taala magaalada Orland ee Mareykanka.

 

Hargeysa Online