War Deg-Dega Siyaasi Cismaan Hindi Oo Ku Geeriyooday London Uk
Posted by ifraax on September 18 2016 19:01:52

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Allah How Naxariisto Cismaan Cabdulaahi Cigaal(Cismaan Hindi) Oo London, Ku Geeriyooday.


Extended News

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Allah How Naxariisto Cismaan Cabdulaahi Cigaal(Cismaan Hindi) Oo London, Ku Geeriyooday.

 



Rabi ha u Naxariistee Marxuumka ayaa waxa uu ka mid ahaa Xukumadii Udub isaga hore u ahaa Gudoomiyihii Olalaha ee Xisbiga talada Hayay Dawladii Daahir Rayaale Kaahin.

Dhanka kale Marxuum Siyaasi Cismaan ayaa ahaa Mulkiilaha Huteelka Crown Huteel oo ku yaala Magaalada Hargeysa.

Marxuumka ayaa Mudooyinkii ugu danbeeyey xaalad caafimaad u yaala dhakhtar ku yaala Dalka Sweden halkaasi oo lagu Tacaalayay Xaaladiisa Caafimaad. waxaanu haatan ku geeriyooday Magaalada London ee Wadan UK.