Deegaanka Moqokori oo ay la wareegeen Al-shabaab.
Posted by abdi on September 21 2016 21:28:12

Al-shabaab, ayaa dhawaan la Wareegay gacan ku heynta deegaanka Moqokori oo ka tirsan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.


Extended News

Al-shabaab, ayaa dhawaan la Wareegay gacan ku heynta deegaanka Moqokori oo ka tirsan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kaddib markii ay halkaa isaga bexeen ciidammada Itoobiya iyo kuwa dowladda Soomaaliya.

 
2016921636100377129745528moq4.jpg

2016921636100377365578907moq10.jpg

2016921636100382304072980moqo7.jpg

Dadka ku sugan deegaanka Moqokori oo aan xiriir kala duwan la sameynay ayaa inoo sheegay in dagaalyahannada Al-shabaab halkaa ka bilaabeen dhaqdhaqaaqyo ay dadku jecleysan, kaddib markii saacadihii ugu danbeeyay qab qabteen dad ay ku eedeynayaan in ay xiriir dhaw la lalahaayeen ciidammada halkaa isaga baxay.
Inkastoo aan la soo sheegeen wax yeello ay geysteen, ayaa haddanadhinaca kale waxaa jirta baqdin weyn oo ay dadku qabaan, gaar ahaan waxay ku danbeyn doonaan dadka la sheegay in ay u xirxiran yihiin Al-shabaab.

 

Hargeysa Online