Daawo Ninkii Heesaha Xalaaleeyay Oo laga helay Sawiro anshax xumo ah.
Posted by abdi on October 01 2016 00:58:04

Shaydaan Cali Raage Oo Markii Hore Loo Yaqiinay Sheekh Cali Raage Oo Ah Ninkii Hore U Sheegay Inay Heesuhu Xalaalal Yihiin.


Extended News

Shaydaan Cali Raage Oo Markii Hore Loo Yaqiinay Sheekh Cali Raage Oo Ah Ninkii Hore U Sheegay Inay Heesuhu Xalaalal Yihiin Isagoo Sidoo Kalena Soo Saaray Muuqaalo Badan Oo Lagaga Been Fariimayo Diinta Islaaamka Hase Ahaatee Muqaalkiisii Ugu Danbeeyay Ee Ahaa In Heesaha Ay Xalaaltimaysay Diinta Islaamku ASyaa Shaki Galisay Mu,miniin Badan Iyadoo Sidoo Kale Ay Dhiiri galisay Fanaaniin badan.

 


Hase Ahaate Cali Raage Ayaa Warbaahinta Soomaalida Kasoo Dhex Muuqday Isagoo Ku Kacaya Falal Anshax Xumo Ah Oo Lidi Ku Ah Diinta Islaamka Iyo Dhaqanka Soomaalida Isla Markaana U Dhaqmaya Sida Gaalada Iyo Reer Yurub.


Culimo Badan Oo Waawayn Oo Soomaaliyeed Ayaa Cadeeyay Isla Markaana Sheegay Inaanu Cali Raage Islaam Ahayn.
Iyadoo Dad Kale Tilmaameen Inuu Wakhti Hore Diinta Islaamka Isaga Baxay.
Dhacdadan Ayaa Markhaati Cad U Noqonaysa Dad Badan Oo Uu Rabay Inuu Wadada Saxda Ah Ee Diinta Ka Leexiyo.