Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Hada Furmey Iyo Xisbiyada KULMIYE Iyo UCID Oo Ka Soo Qeyb Galay.
Posted by ifraax on October 19 2016 22:36:19

Shir weynihii golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI ayaa hadda si si rasmi ah uga furmay huteelka maan-soor ee magaalada Hargeysa.


Extended News

Shir weynihii golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI ayaa hadda si si rasmi ah uga furmay huteelka maan-soor ee magaalada Hargeysa,waxaanay adasha ka soo xaadiray masuuliyiinta kala duwan ee Xisbiga WADDANI oo uu horkacayo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI

9_fotor-1fghewthetw.jpg

9_fotor-1fghewthetw.jpg

7_fotor-3ghruu.jpg

13_fotor-2dsgdhs.jpg

C/raxmaan  Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo dhammaanba ergooyinka kala duwan  ee ka qayb-gelaya shirkaasi.      


Hargeysa Online