Magacyada xubnaha musharixiinta aqalka sare gobollada Waqoobi Galbeed.
Posted by ifraax on November 30 2016 23:15:08

Gudiga doorashooyinka heer dowlad gobolleed ee gobollada W/qooyi Soomaaliland ayaa soo saaray xubnaha xildhibaanada u tartamaya kuraasta aqalka sare.


Extended News

Gudiga doorashooyinka heer dowlad gobolleed ee gobollada W/qooyi Soomaaliland ayaa soo saaray xubnaha xildhibaanada u tartamaya kuraasta aqalka sare ee gobolada waqooyi ee Soomaaliland.
Musharixiintan ayaa loo qeybiyay gobolada kala duwan ee waqooyiga Soomaaliya, waxaana musharixiinta ka mid ah xubno xilal horey kaga soo qabtay dowladihii dalka Soomaaliya iyo dowlada haatan dhisan.
Liiska musharixiinta la soo saaray ayaa waxaa ka mid ah wasiirka wasaarrada warfaafinta DF Max'ed Cabdi Xayir Maareeye.

 

lisskaj1.jpg

lisskaj2.jpg

lisskaj3.jpg