Xoghayihii Xidhiidhka Wadamada Carabta Ee Xisbiga Waddani Oo Lagu Xidhay Dalka Kenya.
Posted by abdi on January 02 2017 06:00:00

Xoghayihii xidhiidhka wadamada carabta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddank Amb Axmed Safiina ayaa lagu xidhay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.


Extended News

Xoghayihii xidhiidhka wadamada carabta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddank Amb Axmed Safiina ayaa lagu xidhay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Ambassador Axmed Safiina ayaa la xidhay ka dib markii lagu war geliyey in dacwadi uga timid dhinaca dawlada somaliland.

Xadhiga Ambassador Safiina ayaa lagu xidhiidhinayaa inuu yimid ka dib markii uu eedo badan dusha u saaray xukuumada somaliland iyo xisbiga Kulmiye.

Hargeysa Online