Wiil Somali ah oo Canada ku noolaa oo waalidkii dhaley ay kaga soo dhuunteen Afrika.
Posted by abdi on January 13 2017 00:03:49

Video ka hadlaya anshax xumada Somalida Qurbaha ku nool oo caruurtii u rarey Africa, halkaa oo ay kaga soo dhuuntaan.


Extended News

Video ka hadlaya anshax xumada Somalida Qurbaha ku nool oo caruurtii u rarey Africa, halkaa oo ay kaga soo dhuuntaan, waxaana dhacda in Dawlada dalka ay joogaan ku eedeeyaan inuu ilmahaa dhuuntey oo uu ku biirey argagaxisada. Illa daawada wiilkan ku dhibaateysan Africa oo sheegey Hooyadii dhashey iyo Habaryartii inay keeneen Africa halkaana ay kaga tageen oo iyagu ku noqdeen Qurbahii ay joogeen.

 

   Video

 

 

 

 

Abdirashid Jibril
jibril2007@gmail.com