Suldaanka Guud ee akisho oo casuumad u fidiyay Xisbiyada salaadiinta...
Posted by abdi on January 20 2017 07:24:59

Waxay ahay Madal kulmisay boqoro salaadiin cuqaal aqoonyahano siyaasiyiin iyo dhamaan haldoorkii qarankan waxay ahayd Madal casuumad.


Extended News

Waxay ahay Madal kulmisay boqoro salaadiin cuqaal aqoonyahano siyaasiyiin iyo dhamaan haldoorkii qarankan waxay ahayd Madal casuumad sharafeed Uu suldaanka guud ee akisho ku casuumay dhamaan haldoorka reer somaliland oo lagu qabtay 18/01/2017 hotel Green plaza oo ku yaala caasimada hargeisa.

img-20170119-wa0007.jpg

img-20170119-wa0001.jpg

img-20170119-wa0009.jpg

img-20170119-wa0010.jpg

img-20170119-wa0013.jpg

img-20170119-wa0030.jpg

img-20170119-wa0031.jpg

waxaa goobtan ka muuqday daganaansho iyo hab maamul wanaagsan oo quruxbadan oo hab maamulka agaasinkeedu sareeyey waxaa Madashaas joogay Boqor Mahamuud Boqor Magaadle dir boqor cismaan jabane suldaan ismaaciil suldaan cabdi raxmaan suldaan Mahamuud Ahmed suldaan cabdiraxmaan Ugaas claahi xasan xawaareeye ugaas cismaan jabane suldaan maxamed awsiciid Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee X Kulmiye Muhaahid Mohamed Kaahin Wasiirka Amniga Maxamed muuse diiriye wasiirka ciyaaraha C/rashiid wasiirka ku xigeenka hidaha dhaqanka dalxiiska Oday Xasan Cali wayd oday cismaan xasan mire sheekh mahamahuud sh suufi  waxay dhamaantood sharfeen oo ka mahadnaqeen casuumadan loo fidiyay Gudd Mohamed kaahin waxa uu balan qaaday inuu suldaanka daadihin doona suldaanka ilaa heer sarre ilaa hogaan waxaa halkaa kalmadiisii Suldaanka guud akisho Suldaan Abshir xasan cali oo tilmaamay in abaaraha ilaahay inaga qaado gargaarkana loo wada kaco qarankana odayaal iyo dhalinyarba la badbaadiyo .Aqoonyahanka beesha oo ahaa C/raxmaan muuse wuxuu soo bandhigay in aqoontu tahay badbaadada kaliya ee loo baahan yahay maanta, xafladiina si fiican ayaa usoo dhamaatay.

Ahmedyasin Sh Omar ahmed