Wasiirkii Caafimaadka oo Gudagalay Hawlihii Shaqo ee uu u yimid wadanka Germany Isagoona Maanta la kulmay Shirkad wayn oo samaysa Ambulance-yadas
Posted by xaaji on May 22 2011 12:16:04

News ImageWasiirka caafimaadka oo ku sugan wadankan Germany,isagoo casuumad rasmiya ka helay,wasaarada caafimaadka ee Germany.
Arimahaas oo ay jaaliyada Somaliland ee Germany kasoo shaqaysay isku xidhka Somaliland


Extended News

Wasiirka caafimaadka oo ku sugan wadankan Germany,isagoo casuumad rasmiya ka helay,wasaarada caafimaadka ee Germany.
Arimahaas oo ay jaaliyada Somaliland ee Germany kasoo shaqaysay isku xidhka Somaliland iyo Germany wasiirku waxa uu shacabka somaliland ee Germany kala qaybgali doonaa 20 guurada Somaliland wiiga danbana waxa uu kulamo gooni gooniya
la yeelan doonaa,wasaarada caafimaadka ee jarmalka iyo ngo ooyo fara badan oo aad u danaynaya somaliland.

 



wixii arimahaas oo dhan kasoo baxana waanu idinla socod siin doonaa.

Mohamed Husein
Gudoomiyaha Jaaliyada somaliland