War saxaafadeed lagu beenaynayo in Yusur Abrar u joogto Muqdisho jago dawlad qaadashadeeda.
Posted by abdi on March 10 2017 11:15:10

War saxafiga ayaa cadaynaya in aysan  Yusur Abraar oo ah qof eey Soomalida oo idil  ku faanto oo ku caan baxday wadaniyad,  hufnaan iyo daacadnimo.


Extended News

War saxaafadeed:  122/Rajo/17-B

Taariikh:  Talaado (07/03/2015)

 

Ujeedo: Beenayn wararka sheegay in Yusur Abrar eey Muqdisho u joogto xil dawladeed.

 

War saxafiga ayaa cadaynaya in aysan  Yusur Abraar oo ah qof eey Soomalida oo idil  ku faanto oo ku caan baxday wadaniyad,  hufnaan iyo daacadnimo in aysan xilgaan joogin magaalada Muqdisho si eey u qaadato xil dawladeed.

 

Arintaas oo eey warbaahin badan faafiyeen waa been runta ka fog.

 

Yusur mar waliba wexeey diyaar u tahay in khibradeeda , aqoonteeda iyo kartideeda la wadaagto dalkeeda iyo dadkeeda kana qayb qaadato horomarinta dalkeena.

 

RAJO