Abaabul xoogleh oo ka socda magaalada boorama kasi oo loogu Diyaar garoobayo mudaharaad.
Posted by abdi on March 10 2017 11:32:02

Abaabul  xoogleh  oo ka socda   magaalada boorama  kasi  oo  loogu Diyaar garoobayo mudaharaad  lagaga  hortagayo C/raxman  ciro oo  Bari oo  khamiisa kusoo wajahan  Borama


Extended News

Waxa  jirta  in Somalilan   bar yahan  danbe dadka   usharaxan xibiyada   Waddani  iyo  Kulmiye  ay  ku jiraan dalxiis iyaga oo  dadkii Somaliland ay abaaro  udhimanayaan  oo aymeel ay jaan iyo cidhib dhigeen aan  lahayn  dadka  qaarkii markii ay xoouhii kabaxeen, cid  u naxaysa iyo cid hadal haysaammidna majirto .Ninkana  la yidhaahdo C/raxmaan ciro  waa  qofki ugu  horeeyay  eek u saaqida  siyaasada   oo  kasii darane  waa  qofkii ugu horeeyay  ee  usharaxan  booska   madaxwayna nimada  ee  gala  gafafkii ugu badnaa  ee  soomara  Somaliland /ama ugu  boobka  badan Somaliland   in uumadax wayne noqdana  madoonayo   kali ah waxa uu uga jeedaa xisbigan in  uu  dadka ku dhaco  kali ah xisbigana wuxu u haystaa   (Gondaal/maqaar)  hadaan wax kasii taa taabto dhaqan ka foosha  xun ee uu leeyahay  ee  boobka  iyo iyo isku dirka Dhaqan kiisa   boobka ahBooskiisan  baar lamaanka  wuxu  kaga soo baxay  G/saaxil  Boob  Gudoomiyaha  Baarlamaanka   wuxu ku soo baxay boob waa  la ogaa wixii  kadhacay maalintoii  iyo boobka uu sameeyayWuxu  isku dayay in uu boobkuqaato  xisbiga  u cid   oo ilaa maxkamad  ay isla galeen     maxakamadii  kala xukuntay ,Booskan   baarlamaanka   waxa iska  leh oo xaq uleh xisbiga   ucid  oo uu boob kaga  haysto  xaqna waxay ucid   uleedahay in ay ku dacwayso maadaama aanu ka  tirsanayn xisbiga ucid    oo uu xisbi kale  samaystayBoobkii uu  ku sameeyay  baarlamaanka  dhexdiisa   ee uu ku feedhay baashe  taa oo ahay in labiisa kuxigeen  uu ka dhigay  in 42 cod  lagu ridi karo  isaga markii ay soo gaadhayna  ee loocodaynayay   wixii uu dagaal sameeyay waa  la ogaa.Tii  ugu danbaysey  ee  uu ku khiyaamay  Gudoomiye ku xigeenkiisii   Axmed  muumin seed   ee  uu uga qaaday  nin aan  waligii  algu dhex arag  xisbiga  halkuu xisbigii ku danbeeyayna    waa laga wada dharag san yahay .


Dhaqan kiisa   KHiyaamada  ah1.tii  uu nayroobi utagay ee  uukusoo  mija xaabinayay    qaranimada  Somaliland   taas oo  qofkasta  oo somalilander ahiba  wuu  ka dharagsanyhay
2.wuxu  khiyaamay oo been   u sheegay   shacabkii Somaliland  ee  abaartu  saamaysay  taas oo been usheegay oo uu yidhi  raashin ayaan usoo wadaa 
Ta   abaabulaka     Beesha   Habar  cafaan  ee  Magaalada  BoramaWaxa  diyaar garaw   xoogan kasocdaa  magaalada borama    taas oo  la rabo in lagaga  hortago mudaharaad xoogan    c/raxmaan ciro maalinta  barito ah  xalada   magaaladuna   aad ayay   ukacsantahay    waxaana magaalada dhexdeeda laga dareeyaa   dhaq dhaqaaq xoogan  oo loogu diyaar garoobayo mudaharaad kaasi.
Qalikii:   C/laahi  Yusuf   Cabdi….