Cirro & Jug Soo Dhacay oo Ceeb Kala Kulmey Gobolka Awdal.
Posted by abdi on March 10 2017 11:38:45

Maanta waxaa buuqday magaalada borama oo ku hogoomay gudoomiye beeleedkii xisbiga wadani  & ku xigeenkisii ninkii dusha laga keeney oo soo dhaweyn la,aan.


Extended News

Maanta waxaa buuqday magaalada borama oo ku hogoomay gudoomiye beeleedkii xisbiga wadani  & ku xigeenkisii ninkii dusha laga keeney oo soo dhaweyn la,aan kala kulmey borama arintaasi oo ku noqoneysa waji gabax aad u foolxun.


Waxaa magaalada borama maanta ka dhacay waa Waji gabaxa & Dhabarka  loo jeediyey xisbi beeleeka wadani waxay markhaati u tahay in dadka reer borama ay diidanyihiin xisbigaasi oo ay u arkaan xisbi reer iska leeyahay taladana ka qaata musdambeedka beeshiisa sida ay cadeeyeen rag waaweyn oo ah siyaasiin ruug cadaaya qarankana mudo ka soo shaqeynaayey.

 

Dadka aan warkan ka heleyno ee kunool magaalada borama waxay sheegayaan in magaaladu ay ku sheekeysaneyso ceebtooda qadarin la,aanta ay kala kumeen gobolka maanta & sida dhabarka loogu jeediyey oo ah mid la tusaayo in xisbi beeleedkani uuna ku lahayn habayaraatee wax awood ah gobolada galbeedka JSL"

 

Somalidu waxay ku maahmaahdaa: Abeeso waxay tiri: “Aadane abaal ma leh”. Markaa waxaan odhan lahaa xisbiga WADANI ABAAL MA LEH oo beesha musdambeèdka u ah wadani waatii markii ay shirtey tidhi MUDANE AHMED MUMIN SEED waa nin adage inaga badala oo inoo keena MAXAMED CALI.

 

Maahmaah baa tidhaahda: Tuugow hillaaca yaa kula ogaa.markaa waxaan leeyahay WADANIYOW beentan aad maanta la timiday magaalada borama ayaa kula og' gobolkani uu kaatashaday oo codkiisu waxaa iska leh xisbiga wax qabadka ee kumiye markaa CIRROW Adiga & caanteenkani haku daalina waxba iniima yaalaane.

 

Allaa mahad leh 

By maxamed jeex

Brussels belgium.