Ogeysiis 18 May Finland 2017....
Posted by ifraax on April 19 2017 21:16:21

Waxa sharaf weyn noo ah inaad nagala soo qayb gashaan dhamaan xafalda sannad guurada 26 ee Somaliland.


Extended News

Waxa sharaf weyn noo ah inaad nagala soo qayb gashaan dhamaan xafalda sannad guurada 26 ee Somaliland...

 

 

 

Waxaa xafladaas marti noogu ah madax sare, siyaasiin, xildhibaano dalka Finland, iyo dhamaan jaaliyadaha kala dowan ee ku dhaqan dalka Finladan...... Xaflada waxa lagu soo bandhigi doona :

 

1- Taariikhda Somaliland iyo mudnaanta Ictiraafka.
2- Barnaamijka gargaarka abaaraha Somaliland.
3- Hiddo iyo dhaqan ( ciyaaro, heeso iyo gabayo ).
4- Cunto kala dowan ( Arabic&Somali & Finnish).

Maalinta: Sabtida 20.05.2017
Address: Kontulan Wanha posti, keinulaudankuja 4
Time : 04:00pm-22:00pm

 

Godomiyaha Gudida Ictiraafka Somalialnd ee Finland

Samia Muse