Madaxweyne Siilaanyo oo cafis u fidiyay wariye Cabdi Maalik Coldoon.
Posted by abdi on May 25 2017 21:13:30

Madaxweynaha  Soomaaliland ayaa goor dhaw oo maanta ah qoraal ka soo baxay cafis ugu fidiyay wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo bilihii ugu danbeeyay ku xirnaa.


Extended News

Madaxweynaha  Soomaaliland ayaa goor dhaw oo maanta ah qoraal ka soo baxay cafis ugu fidiyay wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo bilihii ugu danbeeyay ku xirnaa magaalada Hargeysa.

 

Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa xabsi labo sanno ah ku xukuntay wariye Cabdi Maalik Coldoon oo lagu eedeeyay in uu ku kacay falal lid-di ku ah Soomaaliland iyo in uu ka qeyb-galay olalihii doorashada madaxweyne Farmaajo.

Hargeysa Online