Xildhibaan Mahadi H Sharif Mahamed oo ka tirsan golaha deegaanka magaalada Manchester Oo Hargeisa Soo gaadhay.
Posted by ifraax on July 28 2017 22:25:34

Xildhibaan Mahadi H Sharif Mahamed oo ka tirsan golaha deegaanka magaalada Manchester ee cariga ingiriiska.


Extended News

Xildhibaan Mahadi H Sharif Mahamed oo ka tirsan golaha deegaanka magaalada Manchester ee cariga ingiriiska.

 
ayaa maanta kasoo dagay gaggidda dayuuradaha ee Cigaal international airport, isagoo halkaasna ay ku qaabileen wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliland iyo waliba xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Laascaanood oo uu hogaaminayey duqa degmada Laascaanood iyo masuuliyiin kale.

Xildhibaan Mahdi Hussein oo warbaahinta qaranka madaarka wareysi ku siiyey ayaa sheegay inuu usocday arimo dhawra oo ay u horeyso mataanaynta labada magaalo ee Mancheater iyo Lascaanood wuxuuna sheegay xildhibaan Mahdi inuu safarkiisan kusoo afmeeri doono booqosho uu ku indho indhayn doono dowladaha hoose ee gobalada dalka.

Hargeysa Online