Musharax Ciro Oo Safar Kaga Baxay Magaalada Laascaanood kuna Sii Jeeda gobalka Sanaag.
Posted by abdi on August 12 2017 21:52:42

Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa saaka ka anba baxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool.


Extended News

Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa saaka ka anba baxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ka dib muddo saddex habeen ah oo uu ku sugnaa.


Gudoomiyaha ayaa u baxay dhinaca deeganada Waqooyiga gobalka Sool oo uu soo kormeeri doono qaabka ay kaadh qaadashadu uga socoto

Sidoo kale Musharax Ciro ayaa ku sii jeeda gobalka Sanaag oo isna ay ka bilaabaey kaadh qeybintu.


Hargeysa Online