Gudoomiyaha Guurtida Oo Shaaciyey Cida Ay U Aqoonsan Yahiin Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Golaha Wakiilada.
Posted by ifraax on August 16 2017 21:39:20

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu iminka shaaciyey cida uu u aqoonsan yahay gudoomiyaha rasmiga ah ee golaha wakiilada.


Extended News

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu iminka shaaciyey cida uu u aqoonsan yahay gudoomiyaha rasmiga ah ee golaha wakiilada oo uu khilaaf ka jiro

Gudoomiye Saleeban ayaa sheegay in khilaafkaasi ay maxkamada sare qaraar ka soo saartey isla markaana meel laga dhaafi karaa go,aanka maxkamada aanay jirin.

Halkan Daawo Video