Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey.
Posted by ifraax on August 20 2017 21:47:48

Fadhigii ay saaka ee golaha wakiilada ay ka jirtay xaalada cakirani ayaa Furmi waayey ka dib markii uu Kooram la,aan u furmi waayey.


Extended News

Fadhigii ay saaka ee golaha wakiilada ay ka jirtay xaalada cakirani ayaa Furmi waayey ka dib markii uu Kooram la,aan u furmi waayey ,isla markaana hoolka ay gali waayeen xildhibaanadii doortey Cabdiraxmaan Talyanle oo iyagu sheegay in aanu Baashe gudoomiye u aheyn.


Hoolka golaha wakiilada ayaa waxaa soo fadhiistey 27 xildhibaan oo kaliya taas oo ay sharci tahay in uu fadhigu ku furmo 42 xildhibaan

Gudoomiyaha lagu muransan yahay ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax oo fadhiga soo fadhiistey ayaa sheegay in golaha fasax la galiyey ilaa maalinta Arbacada.

 

Hargeysa Online