Qarax ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho.
Posted by abdi on August 27 2017 21:49:58

Qof goob jooge ah  ayaa sheegay in gaarigan oo lagu soo raray walxaha qarxa la soo dhigay waddada shaqaallaha gaar ahaan Isgoyska Xaaji Baasto.


Extended News

Qof goob jooge ah  ayaa sheegay in gaarigan oo lagu soo raray walxaha qarxa la soo dhigay waddada shaqaallaha gaar ahaan Isgoyska Xaaji Baasto, hasse ahaatee dadku goor horeba ka sii shakiyeen.

Waxaa gaaray goobta ciidamo ka tirsan dowladda oo ay dadku ay wargaliyeen in ay ka shakiyeen gaariga oo noociisu ahaa SURF .

2017827636394279211826927sruf.jpg

2017827636394279351288828srufq.jpg

2017827636394279513958169sruf3.jpg

2017827636394279720151958surf.jpg

2017827636394282623271560qaraxa-xaaji-baasto.jpg

2017827636394282721560807qaraxos.jpg

Wararku waxaa ay sheegaan in ciidamada dowladda ay markii danbe ku guuleystay in ay qarxiyaan gaariga, lamana sheegin cid wax yeelo ka soo gaartay.

Ciidamada ilaalada wadooyinka ayaa kala dagaalama darwalada iyo wadayaasha in ay gadiidkooda uga tagaan meelaha dadku ku badan yihiin, iyadoo gaariga la waayo darwalkii waday ciidamadu ka jiidaan goobta, si looga hortago qaraxyo dhaca.

Hargeysa Online