Ma dhabbaa in ku xigeenkii CIRRO ee xisbiga wadani uu u talaabay degaankiisii Awbarre ee itoobiya.
Posted by abdi on November 20 2017 08:51:25

Wararka naga soo gaadhaaya xuduuda u dhaxaysa itoobiya & somaliland ayaa waxay sheegayaan in ku xigeenkii CIRRO uu ku laabtey degaankii.


Extended News

Wararka naga soo gaadhaaya xuduuda u dhaxaysa itoobiya & somaliland ayaa waxay sheegayaan in ku xigeenkii CIRRO uu ku laabtey degaankii uu ka yimiday markiisii horeba oo ahaa kililka 5 shanaad ee dalka itoobiya.


 

Sobobta uu ugu laabtey dalkiisii hooyo ee itoobiya lama garanaayo ilaa imika maadaama uu ka yimiday 55 sano ka hor ,hadana sobobta galiftey maxamed cali inuu ku laabto Awbarre lama ogo ilaa wakhtigan aan ku joogno laakiin  waxaa loo maleynayaa inuu ka cadhuuday doorashadii lagaga guuleystey ninkii isga ka sareeyey ee CIRRO.

 

Hadaba maxamed cali oo asal ahaan ku dhashay dalka itoobiya kana soo jeeda iska & qabiilkiisuba degmada Awbarre aya la garan laayahay waxa geeyey awbarre.

Wararka qaarna waxay sheegayaan inuu u tegey maxamed cali inaadeerkii suldaan WABAR  oo ku sugan tuulada lafaciise oo 20 km u jirta magaalada AWBARRE ,u jeedada uu ugu tegey ninkaas dambiilaha ka ah dalka JSL lama,ogo...

Laakiin dadka siyaasada ku taqaqusay waxay leeyihiin wuxuu doonayaa malaha inuu isna rabshado ka rido 2 labada tuule ee ay ka degaan JSL oo kala ah dilla & quljeed ku waasoo ku yaala xuduuda u dhaxaysa itoobiya & somaliland.

 

Bal waxaan eegeynaa wixii warar ah ee ka soo baxa ku xigeenkii cirro oo jooga kililka shanaad ee dalka itoobiya.

 

Wabilaahi tawfiiq

Heemaal,gobolka Awdal.

Ahmedjama@hotmail.com