Madaxwayne Muuse Biixi Waxan leeyahay Xil Adigana Kaayimid Gobolka Awdalna Aan soo Gaadhin ayaa Jira ?
Posted by ifraax on March 19 2018 09:39:24

Qaab dhismeedka   dawlada   Somaliland  waa   dawlad  dimuqraadi ah     manta aan  marayno 2018 kii  waxay maraysaa  27  sano  ama waxan odhan karnaa  way 27  jirsatay    dawlada  waxa   ay  u qayb santaa     sadex qaybood 


Extended News

Qaab dhismeedka   dawlada   Somaliland  waa   dawlad  dimuqraadi ah     manta aan  marayno 2018 kii  waxay maraysaa  27  sano  ama waxan odhan karnaa  way 27  jirsatay    dawlada  waxa   ay  u qayb santaa     sadex qaybood.


1.  Waa   qaybta  sharci dajinta   waxayna ka koobantahay  labada   gole baarlamaan  golaha guurtida    iyo   golaha   baarlamaanka  2.  Waa  qaybta  fulinta     waxay ka koobantahay madaxwaynaha iyo xukuumadiisa     3.  Waxa  la yidhaahdaa    judiciary       waa  qabta  maxkamadaha .  Hadii aan   faahfaahiyo qaybta  fulinta  ee  madaxwaynaha  iyo  xukuumadiisa   ka kooban    waxa   ay dhamaan hoos tagaan   madax waynaha       Somaliland  waxay ka kooban tahay  gobolo   Gobo kasta madax waynaha   ayaa   u magacaaba    Badha saab  isaga  wakiil uga noqda  oo   matala   madax waynaha  iyo  siyaasadiisa  .Hadaba   Gobolka   Awdal   madax waynuhu  Badha saabkii  uu  u soo magacaabay   wali   masoo  gaadhin     oo  ma hayno   hadaan  nahay  dadwaynaha  ku dhaqan  Gobolkaasi    waxa   magaalada   jooga       nin  aan  lagu sheegi  Karin   badhasaab  waayo  waxa ig keenay su aa shaasi  waa  jibaadka  badhasaabku   waa  in uu  maa mulo dhamaan   dagmooyinka  Gobolka  Awdal    uu  Ka  kooban yahay   laa kin   arintaasi  ma dhicin   isaga     badhasaabka  sheeganaya  waxa sii maamula       Maayarka   magaalada   boorama   oo u yeedhiya  shaqadiisa     amarka uu mayarku    soo   bixiyo ayuu   fuliyaa   markaa ninkaasi       ma la odhan karaa  waa  badhasaab  waayo   isaga  ayuu  ahaa   ninkii  wax yeedhin  lahaa   laakiin  isagii  ayaa  l oo  yeedhinayaa       madax wayne  ninkaasi   goboka waad kula   soo  qaldantay    ee  ninkale    u soo magacaw  in taanay ceebi  kaa   raacin   

Qalinkii  .   Maxamed    Axmed   Cabdi    “Hagar”