Wasiir Cali Ibraahin “Sanyare” oo ku Geeriyoodey Geneva Ee dalka Switzerland
Posted by abdi on May 02 2018 21:42:21

Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyee waxa Goordhaweyd ku Geeriyooday Cusbitaal ku yaalla Magaalada Geneva ee dalka switzerland.


Extended News

Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyee waxa Goordhaweyd ku Geeriyooday Cusbitaal ku yaalla Magaalada Geneva ee dalka switzerland Cali Ibraahin “Cali Sanyare” oo ahaa Aqoonyahan & siyaasi Ruug cadaaya,Marna noqday Wasiirka Qorsheynta Xukumadii Daahir Rayaale.

Bahda Hargeysa Online waxay tacsi u dirayaa dhamaan ehelka iyo asxaabta marxuubkaa inaga geeriyowday