Kalkaaliso Jarmal ahayd oo mogdisho lagu afduubtay.
Posted by abdi on May 03 2018 10:00:00

Magaalada Muqdisho waxaa xalay xarunta hayada ICRC laga dhex afduubtey haweenay u dhalatey dalka Germalka oo shaqo u joogtey magaalada Muqdisho.


Extended News

Magaalada Muqdisho waxaa xalay xarunta hayada ICRC laga dhex afduubtey haweenay u dhalatey dalka Germalka oo shaqo u joogtey magaalada Muqdisho.


Saraakiisha Amniga ayaa sheegay in afduubka haweenaydan ay ka dambeeyeen ilaalada hayadasi oo la baxsadey, in kastoo ay haya'adaha ammaanka ee Somalia ay ku guuleysteen in gaarigaasi ay gacanta ku soo dhigaan.

 

Hargeysa Online