Samia Muse oo loo magacaabey International Union of Arab Academic.
Posted by abdi on July 07 2018 22:40:56

Waxaa sharaf weyn ii ah in maanta International Union of Arab Academic ii magacaabo Isuduwaha Guud Ee Hawlaha Cilmiga Sayinska.


Extended News

Waxaa sharaf weyn ii ah in maanta International Union of Arab Academic ii magacaabo Isuduwaha Guud Ee Hawlaha Cilmiga Sayinska Iyo Dhaqanka u fadhiya Somaliland walibana aan noqday maanta xubin ka tirsan Gulaha Guud Ee International Union of Arab Academic. Waxaa mahad gaara iska leh Xoghaya ku Xigeenka International Union of Arab Academic Dr Talaal Al Nidaawi iyo Xoghayaha Guud Ee International Union of Arab Academic.


Safiirka Somaliland ee dalka Finland

Samia Muse