Beel Somaliland Degta Oo Ku Dhawaaqey Jabhad Dagaalanta.
Posted by abdi on August 13 2018 21:14:04

Madax dhaqameedka Beesha Madhibaan oo ka tisan BeelahaGabooye oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa ay ku dhawaaqeen shir ay aayahooda.


Extended News

Madax dhaqameedka Beesha Madhibaan oo ka tisan BeelahaGabooye oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa ay ku dhawaaqeen shir ay aayahooda kaga tashanayaan oo ay qabsan doonan.

Halkan ka daawo video

Sidoo kale Madax dhaqameedkan ayaa waxaa ay ku hanjabeen in ay sameysan doonan jabhad dagaalanta ka dib markii sida ay hadalka u dhigeen ay Somaliland ka wayeen xaqii ay ku lahayeen .

Hargeysa Online