Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland.
Posted by abdi on October 01 2018 09:51:21

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland kuna saabsan muuminka ama dadka caqligoodushaqaynaayo god keliya lagama wada.


Extended News

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland kuna saabsan muuminka ama dadka caqligoodushaqaynaayo god keliya lagama wada qaniino yacni haddii mar laga qaniino way ka feejignaadaan in ay mar dambe ku dhacdo

maamulkii  kelidii taliska  ahaa ee macanggega   ee siyaad bare wuxuu xasuuq ba,an oo u gaystay oo uu dilay  dad reer Somaliland ahaa 500,000

 wuxuu barakiciyey saddex milyan 3,000000 oo carruur iyo cirroole u badnaa iyo dumar aan waxba gaysan

loogama sheekayn karo cid aan dhibtaasi soo gaadhin

waxay tagfidu ku cuntay xuduudka itoobiya iyo Somaliland u dhexeeya XARSHIN IYO RABASO halkaas oo ay ka dawrasan jireen dadkii sharafta lahaa ee cadadawga aan naxayn soo barakiciyey oo badankoodina macaluul u dhinteen waxaanu maqli jirnay illawshiinyo dhowaa ma umulba

waxaa iswaydiin leh kuwii cadagoodii ka guulaystay iskana tuuray oo ee cagahoohda isku taagay oo haddana u hanqal taaga cadawga Somaliland wuxuu ka naxaa horumarkooda wuxuu ku farxaa dhibtooda  iyo kala daadsanaantooda waana calaamadaha munaafaqa lagu yaqaan

talo soo jeedin

  1. In madaxwaynaha Somaliland mudane Muse Bixi Cabdi Sharaf kaga tago shanta sannadood ee uu xilka hayo taas oo ay ugu jirto in uu in uu shiriyo madaxadhaqameedka sharfta leh ee reer  Somaliland iyo culimada dalka
  2. In aan beelna  cadadis la saarin waxaanu soo dhaynayna saddexda xusbi qaran kulankii ay yeesheen
  3. Haddii kelidii talis faa,doo leeyahay waxaa ku dhergi lahaa xusni mubaaraka siyaad bare ina ilay  kornayl qadaafi
  4. Tabashada beelaha oo la tix geliyo si ay madaxnimadu aanay u dhaawacmin.
  5. In aan dalka la dagaal gelin ee homarkiisa lagu dedaalo.
  6. In dhaliyarada guurka loo fududeeyo waalidkuna u hawl galaan.
  7. In laga cabdsado Allha nafaheennu gacantiisa ku jiraan oo marka qof dhinto aan xabaasho laga dul khudbadayn sababta oo ah maydku wuu maqlaya khudbadda layskutusaayo warbaahinta
  8. muwaadin waliba in uu isku dayo in uu isku fillaado taas waxaa lagu gaadhi kara in qof waliba gurigiisa dhexdiisa wax ka beerto dawladdana oo waxaa looga fadhiya in ay adkayso nabadgela iyo hantida ka dhexeeysa bulshada oo ay wax ugu qabato sida caaafimaadka waddooyinka sarrifka aan saldhigin xal u hesho aqoonyahanka u ehelka ahna wax laga dhagysto. 

 

dalkaaga cadaw gacanta hawgelin

            Deeq Cabdi Digale.