Warsaxaafadeed: Milil dushii lama dhayo Awr aan la dheellitirin wuu dheelliya.
Posted by ifraax on March 31 2019 09:41:10

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kaas khuseeya milil dushii lama dhayoAwr aan la dheellitirin.


Extended News

Bismillaahi Arramanirraxeem.Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kaas khuseeya milil dushii lama dhayoAwr aan la dheellitirin wuu dheelliyaCadho nin qarsady way dhaawcdaWaxaa amakaag iyo fajac nagu noqotay xaaladda dalka jamhuuriyadda somalilland ku sugantahay muwaaddiniinti dalku ka dhexeeyey oo la kala fogeeyey isna arki Karin Waxaanu ugu baqayna shacabka reer Somaliland  nimaan dhulmarini dhaayo la, waxaa ragannimo iyo dumarba ku tihiin dalkiina hooyo waxa haysataan diintiinni waxa dhex mushaaxaysaan ciiddiini waxa dareemi lahaydeen marka nin ciiddi uu dhashay jooga ku yidhaahdo ka dhaqaaq dhulkaygaBulshawaliba marka dalkooda aamminaan ayey wax noqdaan lana tix geliya beelaha reer Somaliland waa beelo dal wada leh oo walaalo ah .Talo soo jeedinIn hooggaan dalku aan aahkiradisa ka fikiro cid kalena u habran Sharaf iyo maamuus kala tago inta uu hoggaan gacanta ku hayo.In golaha guurtida ay ku daydaan qaabkii uu xaaji cabdul kariim (cabdi waraabe) wax u maamuli jiray eexna ka dheeraadan.In xeerka kufsiga kaas xaalaynaya kufsiga laftiisa Meesha la saaro diintana dalka lagu soo celiyo.Ha la colloobin qamuwaadin aad dalka wada leedihiinOgsoonow haddii aad dhimato adiga cid neceb in aad cadaab mutasanayso sababta oo ah maalinta isniinta iyo maalinta khamiista Allah ay nafaheennu gacantsa ku jiraan wuxuu malaa,igktiisa ka dalbada in ay camalka addoomadiisa  u soo gudbiyaan si ugu dambi dhaafo qofkii cid caloosha ku hayaDambigana logama dhaafo waxaa lagu xujeyey inta caloosha layska daynaayo haddii muddaas dhimato waxaad mutasan cadaab  aduunka aakhiroba waxaa lala simay shirigga qabiilna hadalkiiba daaAllaah aya mahad iska leh innaga dhigay dadka wanaagsan oo muslimiin ah.

Deeq Cabdi Digale