Farmaajo oo Safar Kooban ku Tagay Beledweyne.
Posted by abdi on November 04 2019 09:09:33

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saacado kooban safar ku tagay magaalada Beledweyne ee daadadku harqiyeen. 


Extended News

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saacado kooban safar ku tagay magaalada Beledweyne ee daadadku harqiyeen.

Dhinaca kale, waxaa hoos u dhac uu ku yimid heerka biyaha wabiga Shabeelle ee magaalada ku fatahay, taasoo sababtay in dib ay u bilowdaan isu-socodka gaadiidka iyo dadka ee qeybo ka tirsan magaalada.

 

Hargeysa Online