Shirka maal-gashiga Somaliland oo ka furmay Nairobi.
Posted by ifraax on November 21 2019 22:03:57

Magaalada Nairobi waxaa maanta lagu qabtay shir looga hadlayay maalgashiga deegaanada Somaliland.


Extended News

Magaalada Nairobi waxaa maanta lagu qabtay shir looga hadlayay maalgashiga deegaanada Somaliland, kaasoo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Somaliland.


Shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay shirkado heer caalami ah kuwaasoo daneeya maalgashiga Geeska Africa.

Wixii ka soo kordha wararkan kala soco Shakabadan Hargeysa Online