Golaha Wakiilada Somaliland oo Waqtiga loo Kordhiyay.
Posted by ifraax on November 24 2019 23:02:22

Fadhi uu maanta magaalada Hargaeysa ku yeeshay Golaha Guurtida ee Somaliland, ayuu waqtiga muddo laba sano ah ugu kordhiyay Gollaha Wakiilada.


Extended News

Fadhi uu maanta magaalada Hargaeysa ku yeeshay Golaha Guurtida ee Somaliland, ayuu waqtiga muddo laba sano ah ugu kordhiyay Gollaha Wakiilada.


Muddo xileedka labada sano ah ayaa billaabmeysa bisha Jannaayo ee sannadka 2020-ka iyadoo dhamaan doonta marka la gaaro bisha koowaad ee sannadka 2022 ka.

Hargeysa Online