Soomaalidii ku geeriyootay dabkii ka dhacey Minneapolis oo la aasay
Posted by abdi on November 30 2019 11:58:21

Magaalada Burnsville oo u dhow Minneapolis waxaa shalay lagu aasaay qaar ka mid ah dadkii Soomaalida ahaa ee ku dhintay dab saacadihii hore ee Arabacadii qabsaday.


Extended News

Magaalada Burnsville oo u dhow Minneapolis waxaa shalay lagu aasaay qaar ka mid ah dadkii Soomaalida ahaa ee ku dhintay dab saacadihii hore ee Arabacadii qabsaday guri ku yaalla xaafadda CEDAR RIVERSIDE ee magaalada Minneapolis oo ay guud ahaan ku dhinteen shan qof.


Bulshada Soomaalida ayaa dhaqaale u ururisay eheladii dadkii ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay masiibadaas.