Roobab ka da ay Magaalada Diridhabe oo geystay qasaaro naf iyi aduunyo.
Posted by abdi on April 25 2020 12:20:10

Galinkii dambe ee maalinimadii shalay ayaa magaalada Diridhabe waxaa ka da'ay Roob xoogan oo khasaare naf iyo maal gaystay.
 


Extended News

Galinkii dambe ee maalinimadii shalay ayaa magaalada Diridhabe waxaa ka da'ay Roob xoogan oo khasaare naf iyo maal gaystay.
 
Roobkan oo saacado badan da'ayay ayaa dilay 2 caruur ah sidoo kalena dumiyay guryo dhawr ah. 


Dhibaatada uu roobkan geystay ayaa  waxay usii dheer togga wayn ee Ashawa ee dhex mara magaalada oo soo fatahay kaddibna khasaare badan gaystay.

Magaalada Diridhabe ayaa maalmahan waxaa ka da'ayay roobab u badnaa wixii duhurka ka dambeeya, balse roobkii shalay ayaa ahaa mid ka duwan roobabkii maalmahan ka da'yey magaalada.

Hargeysa Online