Raisul wasaaraha Somaliya Hassan ali kahyre oo tacsi u diray reerkii Mohamed baashe hassan
Posted by abdi on June 19 2020 22:24:20

Waxaa tacsi u dirayaa ummadda Soomaaliyeed iyo qoyskii uu ka baxay Maxamed Baashe Xaaji Xasan.


Extended News

Waxaa tacsi u dirayaa ummadda Soomaaliyeed iyo qoyskii uu ka baxay Maxamed Baashe Xaaji Xasan.


Waxa uu ahaa aqoonyahan iyo qoraa qeyb weyn ka qaatay keydinta taariikhda ummaaddeena.

Waxaan Alle uga baryayaa inuu Jannadiisa ka waraabiyo, innagana uu samir iyo iimaan innaga siiyo