Madaxweyne Farmaajo oo faahfaahiyey wada-hadallada Somaliland.
Posted by abdi on June 27 2020 03:00:00

Xalay waxa ay ku beegneyd 60-guurada markii Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska, calanka Soomaaliya..


Extended News

Xalay waxa ay ku beegneyd 60-guurada markii Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska, calanka Soomaaliyana laga taagay magaalada Hargeysa.


Munaasabadan arrintaas lagu weyneynayo oo ay kasoo qeyb-galeen Madaxda ugu sarreysa dalka ayaa xalay lagu qabtay Madaxtooyada Soomaaliya.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dheer oo uu kusoo hadal qaaday wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland dib ugu billowday halkaasi ka jeediyay.

 

Hargeysa Online