Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka kuna saabsan aroos wadareedka 30 reer ah ee shirkadda telesom.
Posted by abdi on August 15 2020 04:05:33

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka ee deggen carriga  kuna saabsan aroos wadareedka 30 reer ah shirkadda  telesom ee islaamka ah.


Extended News

Bismillaahi Arramanirraxeem. 

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh 


Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka ee deggen carriga  kuna saabsan aroos wadareedka 30 reer ah shirkadda  telesom ee islaamka ah  waxaa yaranaya   dhalinyarada kooxda u wada socota  kufsiga  sinadu  leedahay tuugada  

Hawl fududayn ayey  dhalllinyarada ka baqanaysay  

Waxa farxad rayrayn noo  ah arooska  ah ee dhallinyarada facugga ku kala daashay ee shirkaddu waxay  wax   u samaysay wax lagu.daydo 

Talo soo jeedin in 

1.wixii dawladda looga bahna  ayey  shirkadda telesom  

2 in ay shirkadaha kalena ku dhiirradaan  

3 doorashado xilligeeda ku qabsoonto 

Ha dhiman adoo dayn ummadeed ku maqanyahay 


Deeq Cabdi