Ra'iisal Wasaare Rooble oo farriin u diray bulshada Somaliyed.
Posted by abdi on May 13 2021 22:37:41

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo boqolaal ruux kula tukaday masjidka madaxtooyada Soomaaliya.


Extended News

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo boqolaal ruux kula tukaday masjidka madaxtooyada Soomaaliya ayaa ugu habalyeeyay shacabka dabaldega Ciidul-Fidriga.


Rooble ayaa ugu baaqay munaasabada awgeed in la caawiyo dadka masaakiinta ah ee aan waxba heysan , dhinaca kalana bulshadu ka wada shaqeeyaan dhamaantood nabadgalyada iyo deggenaasha dalka.

Madaxda ugu sarreysa dalka iyo guud ahaan kuwa dowlad gobolleedyada ayaa habalyo ku aadan maalintan farxadeed u dirray shacabka Soomaaliyeed iyaga oo u rajeeyay sanadkan kiisa kale in ay ku gaaraan nabadgalyo iyo baraare.

 

Hargeysa Online