Guud ahaan Somaliland oo la billaabay Bixinta kaararka cod-bixiyeyaasha Doorashada.
Posted by xaaji on May 30 2023 23:00:03

Gudidda Doorashooyinka Somaliland ayaa ka daah-furay gobollada Saaxil iyo Sanaag mashruuca qaybinta Kaadhaadhka cod-bixiyeyaasha Somaliland.


Extended News

 

Gudidda Doorashooyinka Somaliland ayaa ka daah-furay gobollada Saaxil iyo Sanaag mashruuca qaybinta Kaadhaadhka cod-bixiyeyaasha Somaliland, taasi oo socon doonta mudo 10 maalmood ah.