oslo Norway 18 may waxa hees cusub oo qiimabadan oo ictiraaf radisa soo bandhigay abwaan sidiiq sh farax gabaar
Posted by xaaji on May 22 2011 22:20:41

20 Guuradii kasoo wareegta gooni isutag
Somaliland 18 may iyo Oslo Norway
Hees cusub oo ka hadlaysa ictiraafka
Ayaa waxa soo bandhigay habeenkii
xalay.


Extended News

20 Guuradii kasoo wareegta gooni isutag
Somaliland 18 may iyo Oslo Norway
Hees cusub oo ka hadlaysa ictiraafka
Ayaa waxa soo bandhigay habeenkii
xalay.abwaan Sidiiq Sh Farax Gabaar
Heestan oo Hadii La Turjumo Afafka
Qalaad Dawlado Badan Ruxilahayd
 
 
Waxa Habeenimadii xalay magaalda Oslo ee dalak norway ka dhacay xaflad aad u qiima badnayd oo ahayd 18 may iyo 20 laabatan guurda kasoo wareegtay
gooni isu taaga somaliland halkaas oo ay isgu yimaadeen dadwayne aad u tirabadan oo labisan calanka somalilnad.iyo madax  kakla socday xusbiyda daklkan Norway. Kadib halkaas waxa ka dhacay wax cajiiba waxa kamid ahaa wax yaabaha cajiibka ah.Hees Cusub Oo Uu soo ban dhigay abwaanka wayn ee reer norway ee hore u yidhi (Ku Nagaaday Norway) Abwaan Sidiiq Sh farax gabaar. balhadaba hoos ka akhri heesatan iyo ujeedada ay xambaarsantahay.

 
Heestu waxay u qornayd sidan ama loo qaadayay
 
 
 Qoon waligii jiray iyo
 
Qarantaagan baanu nahay
 
Quwadaha aduunkiyo
 
Qaramada midoobow
 
Qodabadii larabay iyo
 
Qaynuunkii raacnoo
 
Dal Laqiro ayaanunahay
 
Oo Umada Qiimo laanunahay
 
Kooras----------------ama hooris
 
Calankaa qurxoonee
 
Shahaadadu ku Qorantahay
 
Qotomaad Arkaysaan
 
Kii Qarankan Weeyoo
 
Somaliland Qaran Qarantaagan weeyaan.
 
Halkaasi waa hal bayd heestan qaybteedii kale iyo iyadoo la qaadyo kala socda wababka insha  alahu
 
 
aad iyo aad ayuu abwaanku umahadsanyahay waxaanu leenahay waligaa jiro joog
 
somalilnad hanoolaato guul iyo gobanimo
 
 
 
 
 
 
 
.

Qareen
 

 

SACIID XAAJI CALI SACIID....... SACIID-JAMAAL


Burcomann@hotmail.com