Urur-Siyaasadeedka Waddani OO xafiis ka furtay Waddanka Kenya.
Posted by xaaji on October 15 2012 09:03:20

Xafiis aad u balaadhan ayuu Ururka Waddani ka furtay waddanka Kenya, caasimadiisa Nairobi.
Xafiiskan ayaa ka mida Ololaha xawliga iyo xawaaraha leh ee Ururkani ku socdo.


Extended News
Xafiis aad u balaadhan ayuu Ururka Waddani ka furtay waddanka Kenya, caasimadiisa Nairobi.
Xafiiskan ayaa ka mida Ololaha xawliga iyo xawaaraha leh ee Ururkani ku socdo. Xafladan oo ay goobjoog ka ahaayeen madax sare oo Ururka ah kana mid ahaayeen Gudoomiyaha Baarlamaanka S/land ahna Gudoomiyaha Urur-siyaasadeedka Waddani Mudane A/rahman Mohamed A/llahi Ciro iyo Aqoonyahanka weyn ahna siyaasiga ruug cadaaga ah ee Mohamed Osman Fadal.

Xafladan oo si qiimo badan u dhacday ayay goobjoog ka ahaayeen dadweyne aad u tiro badani.
'

Hadaba nala daawada qaabka xafladu u dhacday.

http://www.youtube.com/watch?v=u-VywoI8dHc&sns=em

Afhayeenka Ururka Waddani Uk
Qasim Aadan Saleebaan
Kasslmn@aol.com