A/rahmaan Mohamed A/llahi Ciro iyo waftigii la socotay ayaa waraysi kooban ku siiyey Airporka Heathrow Tvga Universal.
Posted by xaaji on October 15 2012 09:16:28

Gudoomiyaha Baarlamaanka S/land Mudane A/rahmaan Mohamed A/llahi Ciro iyo waftigii la socotay ayaa waraysi kooban ku siiyey Airporka Heathrow Tvga Universal markii ay ka sii dhoodayeen.


Extended News

Gudoomiyaha Baarlamaanka S/land Mudane A/rahmaan Mohamed A/llahi Ciro iyo waftigii la socotay ayaa waraysi kooban ku siiyey Airporka Heathrow Tvga Universal markii ay ka sii dhoodayeen.
Waraysigan oo dhinacyo badan taabanaya ayay waftigani kaga warbixiyeen inay ku guulaysteen qorshayaashii ay waddankan u yimaadeen, iyagoo sidoo kalena u mahadceliyey jaaliyada S/land iyo taageerayaasha Yrurka Waddani ee waddankan Ingriiska.

Goobtan waxaa kaloo ku sugnaa taageerayaal aad u tiro badan oo u yimid inay sii sagootiyaan Waftigan wakhtiga kooban la joogtay. Tvga Universal, Somalichanel iyo Horn cable-ba goobtan way ku sugnaayeen.
Waraysiganina waxuu u dhacay sidan:


http://www.youtube.com/watch?v=p1EwGP7k-EE&sns=em


Afhayeenka Ururka Waddani UK
Qasim Aadan Saleebaan
Kasslmn@aol.com