Raaligalin muddadii aanu hawada ka maqnayn.
Posted by xaaji on December 23 2012 11:31:22

Waxaan dhamaan ka raali galinaynaa cilad farsamo oo dhacday subaxii sabtidii oo baraf xoog badan ka da'ay  gobolka new york, barafkaas oo saameeyey dhamaan internetka.


Extended News

Waxaan dhamaan ka raali galinaynaa cilad farsamo oo dhacday subaxii sabtidii oo baraf xoog badan ka da'ay  gobolka new york, barafkaas oo saameeyey dhamaan internetka waxaa kadibna fadhiistey serveradii ay ka soo ifbaxaysay Shabakadan Caalamiga ah ee Hargeysa Online, kadib muddo saacado ah waxkaste caadigii ayey ku soo noqdeen.

Mahadsanid

Hargeysa Online

New York,USA