Tacsi: Geerida Marxuum Caaqil Maxamuud Cali Caddo Gude.
Posted by xaaji on January 07 2013 17:40:00

Tacsidan waxaa soo diray  Axmed Naasir Xirsi iyo  Xubno badan oo ka tirsan Odayasha iyo  qaybaha kale ee  Jaaliyadda Soomaalida ee Magaalada Bristol.


Extended News

Tacsi: Geerida Marxuum Caaqil Maxamuud Cali Caddo Gude.

أنا لله وأنا إليه راجعون

 

 

Tacsidan waxaa soo diray  Axmed Naasir Xirsi iyo  Xubno badan oo ka tirsan Odayasha iyo  qaybaha kale ee  Jaaliyadda Soomaalida ee Magaalada Bristol iyaga oo ka tiiraanyeysan Geerida  Marxuum Caaqil Maxamuud Cali Cadde Gude oo Magaalada  Bristol ee Carriga Ingiriiska  ku geeriyooday xalay/habeenimadii Axaddda, 5 Jan 2013 kana mid ahaa Odayaasha  Magaalada Bristol sida weyn loo tixgaliyo ee Magaca iyo Maamuuska ku dhex leh Bulshada oo Ehlu Cibaado ahaa.

 Axmed Naasir Xirsi iyo Xubnaha kale ee k a  tirsan Jaaliyadda Soomaalida ee Bristol waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, Ubadkii,Qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtiisii uu ka geeriyooday  Marxuum  Caaqil Maxamuud Cali Caddo Gude waxaanay  Ilaahay(SWT) uga baryayaa Marxuumka  inuu Naxariistiisa Janatul Fardowsa ka Waraabiyo. Qoyskii, Ubadkii iyo Qaraabadii Marxuumka iyo Dhamaanteenteenba  waxay Ilaahay(SWT) ka baryayaan inuu Samir iyo Iimaan  innaga siiyo.

 

 Aamiin.


Ahmed Nasir Hersi Mohamed
Chairman
SWSCA

Bristol, UK.