Radio hargeysa 24 live
Radio Hargeysa Codka shacabka wuxuu hawada
ku jiraa 24 /7 oo live ah
Radio Hargeysa International
Radio Hargeysa:-
Ka dhageyso Warar ,wareysiyo,doodo
siyaasadeed,barmaamijyo sida ciyaaraha. Radio
Hargeysa Codka Shacabka Ayaa wuxuu noqonayaa Radiye
awood uleh in laga dhageysto Caalamka oo dhan adigoo
istcimaalaya aalada internetka Waana Radio madax
banaan oo ay iska leeyihiin bulsha weynta reer
Somaliland.
