| ||
|
Tog wajaale oo la,ildaran sixirbarar ay sameeyeen sariflayaasha dollarka.Magaalada tog wajaale oo kutaal goob staratiijiya ah islamarkaana ah xarunta ugubalaadhan ee ganacsi iyada oo kulmisa qoomiyado kala duwan oo u ganacsiyimaada hadaba waxa jira in todobaadkii u danbeeyey ay magaaladu la ciir ciirayso sixirbara baahsan oo ay sababtay lacagaha qalaad oo isku badalkoodu kor u kacay taasi oo ay keentay in sariflayaasha dollarka ka ganacsada hawada ku shareereen doollarkii qaar kamid ah
ganacsatada degmada togwajaale oo aanu kawaraysanay ayaa waxay nooxaqiijiyeen in sarifkii doolarku kor ukacay islamarkaana ay saamaynku keentay ganacsigoodii hadaba waxa si faah faahsan nooga warbixiyey ganacsato kala duwan oo uu kamidyahay ganacsade carab cumar ducaale kasii oosheegay in qiimihi sarifka dollarka maraykanku marba marka kasii danbaysa ay sii qaliyaynayaan sariflayaasha dollarka kanacsada tasina uu sheegay in ganacsigii magaalada dhibato ku hayso waxakale oo isaguna kahadlay ganacsade maxamed xasan (malow) mr malow oosheegay in dadkii u safar imanayey magaalada tog wajaale halkii ay maalintii hore kaga tageen qiimaha maceeshada ay malinta danbe ugu imanayaan qiimihii oo kor usii kacay taasina ay sababto in dadkii safarka ahaa magaalada ay waxba ka iibsan waayaan sixirbarar dartii waxa kale oo hakaa kahadlay ganacsade Tog wajaale News office
|
|
|
Render time: 0.17 seconds
|