Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Tog wajaalle masuuliyiinta kastamka masuuliyiin xilkoodii gabay kuna mashquulay danahoodii gaarka

Magaalada tog wajaalle oo ah magaalo aad ugu hodana  ah ganacsiga wax soo saarka dalaga beeraha kuna taala goob istaraatiijiya, oo marin u ah dalka aynu dariska la nahay ee Ethiopia waxaana  u ganacsi yimaada qoomiyado kala duwan oo ganasigu  isku keenay waxanay noqotay magaalada tog wajaale saylada ugu wayn ee ganacsiga geeska afrika, waxaanay badeecadaha magalada  lagukala iibsadaa kayimaadaan dekedo kaladuwan sida  dakada  berbera dakada jabuuti oo ah  dekeda ay kasoo degaan badeecadaha ugu badan ee lagu kala iibsado magaalada tog wajaale  iyada oo ganacsatadii dekeda berbera waxkala soo dagijiray ay badankoodii u wareegeen dekada latartamaysa  berbera ee jabuuti iyada oo ganacsatada  dakada berbera waxkalasoo dagaa ay sheegeen inay    u fududtahay  xaga cashuurta iyo deg dega alabooyinka waxa kale ay ganacsatadu saluugeen maamulka dekeda berebera oo noqday mid caajis  ah oo aan waxba kala wadayn taasina ay keentay inay ganacsigoodii u, wareejiyaan dekeda jabuuti markay u adkaysan waayeen alaabooyinkooda oo mararka qaar dekeda ku xanibnaada muddo bill  ah iyada oo ay halkaasi wasaarada maaliyada somaliland ay kaga lunto lacago cashuur ah oo aad, utiro badan  badeecadahaa dekeda jabuuti  kasoodagaya  oo aanay si toos  ah u cashuurin kastamyada  ay soomarto alaabtu balse laga qaado qadar yar ookoban oo lacag ah halkaasina ay ku lunto lacagihii cashuurtii ee dawlada usoo xeroon lahaa  waxa kale oo jirta inaanu kastamka degmada tog wajaale aanu jeegarayn interiyada badeecadaha lagusoo cashuuro  iyada oo  aan lagaranayn sababta ay   u, jeegarayn laa yihiin  waxa arintaasi kuu muujinaysaa  masuuliyad darada kajirata  maamulka kastamka oo shaqadiisii gudan la,a  markastana ay  dadka  qaranka u, damqanayaa  dhaliilaan ho0gaanka fadhiidka ah ee gudankari la,a xilkii qaranku   u,igmaday kuna mashquuleen  danahooda gaarka ah kastamka degmada tog wajaale oo ka kooban sex waaxood kala ah waaxda  cashuuraha bariga  iyo maaliyada oo iyadu toos u hoostagta  wasaarada maaliyada waaxda ganacsiga oo iyadu hoostagta wasaarada  ganacsiga ayaa waxa jira   in anay dhamaantoo u shaqayn  sidii loo baahnaa iyo shaqadii qaranku noqotay mid isku eeg eeg ah waxa  markaliya kastamka  iskubadalay meel ay kashaqeeyaan dad aan khibrad buuxda lahayn balse kusifoobay musuqmaasuq aafiiyey   iyadoo ganacsatadii iyo masuuliyiintii ay ku heshiiyeen inay kala qayb sadaan  lacagtii cashuurta ahayd ee u xeroon lahay wasaarada maaliyada  taasina waxayn hoos udhac ku keeni doontaa muusaaniyada dawlada oo lacagtii kadhimanto qasnada dawlada taasi oo uu ku fashilmi doono wasiir samaale haduun  waxka qaban waayo shabakada  samaysantay ee  kastamyada isku xidhan  jabuuti ilaa  wajaale  kastamka tog wajaale oo isagu fududeeya nidaamka musuq maasuq  oo  shabakadu samayso   waxan hada xukuumada u sheegaynaa in  wax ka qabato aafada jirta ee musuqmaasuq intaan ay dalka oodhan wada gaadhin hadii wax laga qaban waayona waxa lagaran doona maalin aan maanta ahayn jaadkii wajaale cunaysay oo jeebku dhaca  booyadihii shidaalkii oo jeebku dhaca  baxarasaafkii oon juwan loogoyn  masuuliyinntii oo xilkoodii gabay kuna tartamaya  hebelbaa hargaysa kadhista aqal ku kacay 30.000n kun oo dollar


Email      wadodhuxuleed@hotmailcom
Cabdilaahi cabdi buraale  Tog wajaalle somaaliland

· xaaji on April 22 2013 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired