| ||
|
Daawo diyaargarowga 18 may iyo fagaare cusub oo lagabilaabayTog wajaallle.Diyaargarowga 18 may iyo fagaare cusub oo lagabilaabayTog wajaallle
abaabulka kasocda iyo fagaare cusub oola dhisayoXoghayaha fulinta dawlada hoose ee Degmada tog wajaalle cabdinaasir xasan cabdilaahi iyo gudoomiyaha Degmada tog wajaale xaashi maxamuud cabdi ayaa si wada jir ah ubilaabay dhisme cusub oo faagaare khayriyo cusub oo logu talagay 22 guurada kazoo wareegtay maraka y Somaliland calankeeda aylasoo noqatay waxay maamulka degmada tog wajaale bilaabeen inay soo magacaabaan gudiyo kala duwan logu talagalay qabanqaabada maalinta ku wayn shacabka reer Somaliland ee 18 may waxakale oo kasocda abaabulo ay dabada ka wadaan gudoomiyaha degmada wajaale iyo xoghayaha fulinta dawlada hoose ee degmada tog wajaale iyada oo magaalada laga dareemayo udiyaargarowga malinta 18 may iyo dhaqdhaqaaqyo ay ka muuqato farxada malinta wayn iyo guusha diblamasiyadeed ee ay gaadhay sanadka wasaarada arimaha debada jamhuuriyada Somaliland ay kazoo hoysay shirkii kadhacay dalka turkiga magaalada stanbuul iyada oo kudhalisay shacabka Somaliland iyo madaxaba ididiilo cusub islamarkaana lagu soo heshiiyey qodobo dhawra oo Somaliland u,dan ah Maxamed Cabdilaahi Qombor tog wajaalle
|
|
|
Render time: 0.16 seconds
|